DHEGEYSO:- Taliye Gorod” Heegan ayaa la galiyaay Ciidamadda Xasilinta Muqdisho”

0

Taliyaha Xooga Dalka Jeneral C/wali Jaamac Gorod ayaa sheegay in ay heegan galiyeen Ciidanka Xasilinta ee loo diyaariyay Sugida Amaanka Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Sidoo kale waxaa uu sheegay taliye Gorod in Mas’uuliyada Amniga ay saaran tahay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Amniga iyaguna ay kala shaqeyn doonaan.