DHEGEYSO:-Jubbaland Oo Askari katirsan Ciidamada Booliska u xirtay Aflagaado uu ugaystay mid kamid ah Beelaha Soomaaliyeed

0

Maamulka Jubaland ayaa xabsiga utaxaabay Askari ka tirsanaa Ciidamada Jubaland oo bartiisa Facebook ugu gafay mid kamid ah beelaha Somaaliyeed .

Taliyaha qaybta Booliska ee Maamulka jubaland Maxamed Naasi Guuleed ayaa kisaamo Warbaahinta kula hadlay ku na faah faahiyay xariga Askariga.