Dhegeyso:-Gudiga joogtada ah ee barlamaanka puntland oo go’aan adag soo saaray

0

Gudiga joogtada ah ee xildhibaanada barlamaanka dowladda Puntland oo maanta yeeshay kulan xasaasi ah ayaa waxa ay dood kulul ka yeesheen arrimo dhowr oo ay kamid yihiin arrimaha Xajka iyo xaaladda guud ee Puntland.

Hoos ka dhageyso codka