DHAGEYSO:-Maxamed Cabdulaahi Adan Tiiceeye oo sharaxaya Qaabka Loogu Xiray dalka Belgium

0

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Maxamed Cabdulaahi M/Aadan (TIICEEYE)  Ayaa Faa Faahin Ka Bixiyay Qaabka Loogu Xidhay Dalka Biljam Isaga iyo Ganacsade Maxamed Cabdi Xasan Waxaa Una Sheegay In Lagu Casuumay Diyaarinta Filim Looga Hadlayo Ladagaalanka Burcad Badeeda iyo Sida Deegaanada Ximan Iyo Xeeb Looga Suuliyay