DHAGEYSO:-Gudiga gurmadka shacabka baledweyne oo warbixin soo saaray

0

Gudigii dhawaan uu madaxweynaha soomaliya u magacaabay fatahada wabiga shabelle ayaa yeeshay kulankii ugu horeeyay waxayna soo bandhigeen qaabka shacabka ay saamaynta ku yeelatay fatahada wabiga shabelle loo caawin doono

Ra’asul wasaare ku xigeenka xukuumada soomaaliya oo ay garab taagnayeen culimada qaybta ka ah gudigan ayaa marka hore hadalka bilaabaya waxaana ka sii danbayn doonaa sheekh bashir axmed salaad