Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo Hambalyo ku soo qiray bartiisa facebook (Akhriso)

0

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa guddoomiyahooda cusub waxay u doorteen xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka, C/weli Sheekh Muudey ayaa ku dhowaaqay natiijada

Hoos ka akhriso qoraalka uu soo dhigay baraha bulshada gudoomiyaha cusub ee barlamanka soomaaliya