Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Xaliimo Soofe Faarax Barre.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta ku geeriyootay magaalada Garoowe Allaha u Naxariistee Marxuumad Marxuumad Xaliimo Soofe Faarax Barre.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Xaliimo Soofe Faarax Barre, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan qoyskii, qaraabadi iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Xaliimo Soofe Faarax, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Xaliimo Soofe Faarax, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Xaliimo Soofe Faarax Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacisiyadeed oo midkaa la mid ah diraya:

Dhamaan Jaaliyaddaha dalka dibeddiisa, gaar ahaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Denmark.