DHAGEYSO:-Ciidamo ka soo goostay soomaaliland oo isku dhiibay puntland

0

Wararka naga soo gaaraya deegaanka HADH-WANAAG ee gobalka Sool ayaa sheegaya in cutub katirsanaa ciidamada Somaliland oo tiradoodu gaashayso 110 askari ay isku dhiibeen ciidamada Puntland goobta waxaa ku sugna sarakiil ka tirsan ciidamada puntland oo sheegay in ay soo dhawaynayaan ciidaman isku soo dhiibay puntland

Hoos ka dhageyso codka saraakisha puntland ay goobta ka jeediyeen