DHAGEYSO:-Dawladda Canada Oo Soomaaliya Ugu Deeqday Malaayiin Dollar

0

Dawladda Canada ayaa ugu deeqdey Soomaaliya lacag gargaar ah oo wadarteedu dhantahay 18 Million oo dollar, oo loogu talogalay dadka abaarta iyo roobabku saameeyeen ee danyarta ah.

Hoos ka dhageyso codka