DHAGEYSO:-Qodobadii ka soo baxay shirkii amniga dalka oo garoowe lagu soo gaba gabeeyay

0

Caasimada puntland waxaa lasoo afmeeray shirkii amniga Soomaaliya  garoowe uga furmay madaxda wasaaradaha amniga Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya.

Shirkaani oo uu saaka daahfuray madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa lagu gorfeeyey ammaanka guud ee dalka iyo sidii looga wada shaqayn lahaa gaar ahaan.