DHAGEYSO:- Deegaamo katirsan soomaaliland oo laga taageeray musharaxnimada Morgan

0

Shalay ayuu ku dhawaaqay in uu yahay musharax Madaxweynaha Maamulka Puntland Ge,Maxamed Siciid Xersi Morgan oo mar soo noqday xiligii dowladdii Kacaanka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.

Dadka ku nool magalada laascaanood oo uu maamulo Maamulka Soomaaliland ayaa aad u soo dhaweeyey musharaxnimda Gen,Morgan,iyaga oo sheegay in ay u rajeynayan in uu noqdo Madaweynaha Puntland.