DHAGAYSO:- Siyaasi Abwaan ” Imaraadka Somaali Baddan ayuu Dalkiisa kusoo dhaweyeey inaan ku Abaal dhacno ma ahaa ”

1

Siyaasi Cabdisamad Abwaan oo kamid ah siyaasiyinta Reer Puntland horeyna xil uga soo qabtay Puntland oo Waraysi sinayeey Warbaahinta Guddaha ayaa sheegay in imaraadka Somaali badan ka ganacsadan ,isla markaana Dowlada imaraadka ay soo dhaweysay Somaali farabadan.

Abwaan ayaa sheegay In Somaalida Fa’iido Farabadan ay ku qabto Imaraadka ,isla markaana aysan jirin in dano gaar ah ay kaleedahay Somaaliya.

Abwaan ayaa sido kale ka hadlay Khilaafka Dowladda Somaaliya iyo Dowladda Imaraadka isago sheegay in Arrintaas looga bahanyahay xalinteeda Dowladda Somaaliya.

Comments are closed.