DHAGEYSO:-Caaqil Rashiid Jaanbiir Oo Karbaashey Hadaladii Boqor Buurmadow uu ka sheegay carmo

0

Barkulan:-Caaqil Rashiid jaanbiir oo ka mida madaxdhaqameedka ayaa jawaab kuluul ka bixiyay hadal dhawaan magaalada carmo uu ka sheegay boqor buur madaw .

Wuxuu sheegay in uu meel uga dhacay midnimada shacabka soomaaliland sida uu hadalka u dhigay wuxuuna xukuumada muuse biixi ugu baaqay in talaabo sharci ah laga qaado marka uu soomaaliland ku soo laabto