DHAGEYSO:-Indho Cadde”Cidii tageerta imaaraadka carabta waa in talaabo adag laga qaado”

1

Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad indha cade ayaa kaga hadlay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Indho Cadde ayaa ugu horreyn sheegay in dowladda Imaaraadka Soomaaliya ay ku timid qaab u eg Maseer, iyada oo ku dayaneysa dowladda Turkiga, sida uu hadalka u dhigay.

Comments are closed.