Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay South Africa (Akhriso)

1

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar lagu dilay Alle ha u naxariistee Muwaadin Soomaaliyeed oo ganacsade ku ahaa dalka koofur Africa.

Dilka ayaa ka dhacay degmada Manenberg ee ka tirsan magaalada Cape Town ee caasimadda dalkaasi waxaana la sheegay in goobtiisa ganacsi ku dhax dileyn Marxuumka koox Burcad Koofur Africaan ah.

Dalka koofur africa ayaa waxaa joogto ka ah dilalka loo geesta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah wadankaasi.

Comments are closed.