DHAGEYSO:-Is badal lagu sameeyay ciidamada ku sugan gobolka banaadir maxay tahay sababtu?

0

Afhayeenka gobolka banaadir cabdi f/taax cumar xalane ayaa sheegay in is badal lagu sameeyay ciidamada booliska iyo nabad sugida ee ku sugna kantaroolada degmyooyinka gobolka banaadir

Afhayeenka ayaa sheegay in arintan ay tahay qorshe u dagan ciidamada dowlada soomaaliya si loo adkeeyo amaanka caasimada dalka