DHAGEYSO:-C/weli Muudey oo ku dhawaaqay xilliga la qabanayo kulanka Baarlamaanka, xilli wada hadalo ay socdaan (Akhriso)

0

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Sheekh Ibraahim Muudey uu daqiiqado ka hor farriimo qoraaleed u diray Xildhibaanada, kaasoo lagu wargelinayo Xildhibaanada in maalinta berri oo Isniin ah uu jiro kulanka Baarlamaanka ee ajandihiisa yahay Mooshinka ka yaalla Guddoomiye Jawaari.