Dhageyso”Shaqaalihii Hawada Soomaaliya Ee Mudada Ku Shaqeynayey Kenya Oo Muqdisho Soo Gaaray

0

waxaa maanta magaalada muqdisho soo gaaray shaqaalihii ka shaqeynayey arimaha hawada soomaaliya kuwaasoo muddo ka badan 20 sano ku howlgalayey gudaha dalka kenya

Arintan ayaa ku soo aadeysa xili dhawaan dowlada soomaaliya ay la wareegtay maamulka Hawadeeda,waxana arintaasi talaabo hididiilo leh ku tilmaamay wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar.