Dhageyso”Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug”Dhawaan Waxaan ka Qudbeyn Doonaa Ceelbuur, Ceeldheer Iyo Deegaano Ay Iminka Shabaab gacanta ku hayaan”

0

Madaxweyne ku xigeenka galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ujeedka la hiigsanayo uu yahay in horey loo socdo,isagoo xusay in galmudug 10 sano ka hor gaalkacyo laga soo bilaabay hadana meel fiican ay mareyso

Maxamed xaashi ayaa intaasi ku daray in ay dhawaan ku rajo weyn yihiin in ay ka khudbeeyaan deegaanada ay gacanta ku hayaan al shabaab

Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa codsaday in la iska kaashado howlaha maamulka si uu horumar weyn u sameeyo maamulkooda