Dhageyso”Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug”Madaxda Galmudug Waa In Ay Gacmaha Is Qabsadaan”

0

Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug Cali Gacal Caseyr ayaa ku booriyey madaxda galmudug in ay gacmaha is qabsaadaan

Gudoomiyaha ayaa cod dheer ku sheegay in shacabku ay midoobayaan hadii madaxdoodu ay heshiis yihiin

Gudoomiyaha barlamanka galmudug ayaa hadalka ka sheegay munaasabad xalay ka dhacday magaalada dhuuusa mareebo ee xarunta xukuumada Galmudug