DHAGEYSO:-Waddo Laami ah oo oo la dhagax dhigay caasimada puntland

0

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe iyo duqa degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise(Goodir) ayaa  si wadajir ah u dhagax-dhigay Wadada Wasaaradaha ee Garoowe.

Wadada Wasaaradaha ayaa ah mid isku xiraysa magaalada iyo halka ay ku yaalaan inta badan xarumaha dowladda ee dhinaca waqooyi bari ka xigta magaalada Garoowe.