Gudoonka Golaha Shacabka Oo Beeniyey Qoraal Laga Faafiyey Gudoomiye Jawaari

0

War qoraal ah oo  ka soo baxay Xafiiska Gudoonka golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu beeniyey war qoraal ah oo kan ka horeeyey kaas oo lagu sheegayay in gudoomiye Jawaari uu u diray Beesha Caalamka.

Xogheyaha Golaha Shacabka Cabdi Kariin Buux ayaa  soo saaray qoraalka uu ku beeninayay wararka lagu faafiyey Baraha Bulshada ee sheegayay in Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uu warqad u diray Beesha Caalamka.