DHAGEYSO:-Wasiirka haweenka puntland oo ka warbixisay mashaariic ay ka waddo gobolada puntland

0

Wasiirka wasaarada haweenka dowladda Puntland Maryan Axmed Cali oo gaartey magaalada Qardho ayaa sheegtay in wasaaraddeedu mashaariic badan kawado guud ahaan deegaamada Puntland gobolka Karkaarna uu ku jiro meelaha ugu horeeya.