DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Khilaafka Soo kala dhax gala madaxda qaranka waa fursada cadawgeena”

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  ayaa sheegay in madaxda dowladda iyo kuwa Maamul goboleedyada dalka looga baahan yahay in ay ka fikiraan hal mid oo ah in hadii uu khilaaf yimaado ay ka faa’iideestaan Cadawga.

Waxa uu sheegay in muhiim ay sidoo kale tahay in laga shaqeeyo amniga maadaama hadii Muqdisho ay amni noqoto gobolada kale ay amni noqonayaan,waxa uuna ugu baaqay Odayaasha Dhaqanka soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan dib u heshiisiinta dalka.