DHAGEYSO:-Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo xubno Al-shabab ka tirsanaa xukun adag ku riday

0

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya qaybteeda Gobolka Hiiraan  ayaa  sadax xubnood oo kamid ah xaralada Al-shabaab waxa ay ku xukuntay xukuno kala duwan.

Maxkamada  ayaa  mid kamid ah sadax daasi nin  waxa ay ku xukuntay Xabsi daain , halka labada kalen aya Maxkamada ku xukuntay xabsi udhaxeeya 10 ilaa iyo Sano inta udhaxaysa.

Qareenkii udoodayay Eedeesanayaashan ayaa sheegay in ay Maxkamada Racfaan ka qaadan doonaan.

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya  ee Gobolka Hi-raan C/Casiix Xasan ayaa Xukunkan ku dhawaaqay.