Deg Deg:Xildhibaanad goordhaw Muqdisho Lagu Dilay

0

War cusub oo iminka soo gaaray xafiiska warqabadka muqdisho ee allgalgaduud.com ayaa sheegay in kooxo hubeysan ay iminka muqdisho Ku dileen xildhibaanad soomaaliyeed.

Ilaa hada lama helin magaca xildhibaanada waxana wararku ay intaasi Ku darayaan in xildhibaanada ay xubin ka ahayd mid ka mid ah barlamanada maamul goboledyada dalka ka jira

Xiriiro aan LA sameynay laamaha amniga ayeysan inoo suuragalin inaan qadka ku haleelno,mana jirto cid ilaa iminka ka hadashay falkaasi.

Wixii warar ah ee Ku soo kordha kaka socda wararkeena xiga haduu eebe qadaro.