Deg Deg Ciidamada Dowlada Oo Howlgalo Ka Wada Afgooye

0

Ciidamada dowlada fedraalka soomaaliya ayaa howlgalo iminka ka wada dagmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose .

Sida dadka deegaanka ay inoo xaqiijiyeen howlgalkan waxaa fulinaya ciidamada danab oo garab ka helayo xoogaga Amisom.

Ilaa hada howlgalkaasi wax war ah kama aysan soo saarin maamulka afgooye.

Howlgalkan ayaa Ku Soo beegmaya xili kooxo hubeysan afgooye Ku dileen wiil dhalinyaro ah oo bajaajle ahaa.

Wixii warar ah ee Ku soo kordha wararkeena xiga kala soco