DHAGEYSO:-Xisbiga WADANI Oo Xiriirka U Jaray Gudiga Doorashooyinka Soomaaliland

0

Madaxda Xisbiga Mucaaradka ee WADANI Soomaliland ayaa Maanta oo Khamiis ah waxa ay ku dhawaaqeen in ay kasloonidii kala laabteyn gudiga doorashooyinka soomaaliland kadib dhaliilo ay weli ka qabaan doorashadii ka dhacday Soomaalialnd ee uu ku soo baxay Muuse Biixi Cabdi.

 

Gudoomiyaha Xisbiga WADANI C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro oo  Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in warqada ay kalsoonida kala laabteyn Gudiga ay u gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi.