War Farxad leh Webiga Shabelle Oo Mar Kale Biyo Keenay (sawiro)

1

Boqolaal Dadweyne ah ayaa iskugu soo baxay Jiinka Webiga Shalay galab ilaa Xalay Fiidkiina kusugnaa Xiintoyda Jowhar oo ay Ku faraxsanaayeen imaanshiyaha mar kale Webiga Biyaha Keenay.

Comments are closed.