Dhageyso Xildhibaan Beeniyey in Wiil 17 Jir ah Loo Magacaabay Xil Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Bulshada Dagmada Gamboole

0

Xili si aad ah saxaafadu ay maanta uga faalootay wiil 17 jir ah oo loo magaacay xilka gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee dagmada gamboole ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in arintaasi ay tahay been abuur isla markaana uu dhacay qalad dhinaca farsamada ah

Arintaan waxaa saxaafada u sheegay xildhibaan cali cismaan ibraahim cali ciiiley oo ka mid ah xildhibaanada maamulka hirshabeele kaasoo xusay in qalad dhinaca farsamada ah uu ka dhacay wasaarada arimaha gudaha maamulka hir-shabeelle

Dagmada Gamboole Waxaa iminka gacanta ku haysa al shabaab,waxana 45 km ay u jirtaa magaalada jowhar,iyadoo kol dhaw loo aqoonsaday in ay tahay Dagmo