DHAGEYSO:-Faysal Cali Waraabe” Faraamjo Iyo Khayre Waa In Aynu Muqdisho Ka Xoreynaa”

3

Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo la hadlaayey jaaliyada soomaalida ku noolka dubai ayaa waxaa uu ka Hadley arimo badan oo khuseeya Somaliland iyo Somaliya

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay ku talo jiraan sidii ay Muqdisho uga horeyn lahayeen Madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaarihiisa Xasan Cali Khayre

Comments are closed.