Dhageyso Xildhibaan Ku Baaqay Inuu Jawaari Is Casilo

0

xildhibaan cadbulaahi sheekh ismaaciil oo ka mid ah mudanaayasha barlamanka ee mooshinka ka keenay gudoomiye jawaari ayaa tilmaamay in gudoomiyaha barlamanka uu ragaadiyey howlihii barlamanka,waxana uu codsaday in iyadoo aan la is jid jiidin uu gudoomiyuhu xilka isaga dago.