Dhageyso”Kulankii Xubnaha Aqalka Sare Uga Soconeyey Muqdisho Oo Goordhaw Soo Gaba gaboobay

1

sida ay ku soo waramayaan warfidiyeenada ku sugan xarunta aqalka sare waxaa iminka soo gaba gaboobay kulankii kowaad ee kalfadhigii 3-aad ee ay maanta lahaayeen xubnaha aqalka sare ee soomaaliya

kulankan ayaa looga doodayey heshiiska dekadda berbera ee ay imaaraadka ku kula saxiixdeen DP world,somaliland Iyo Itoobiya

hadaba waxyaabihii kulanka maanta looga hadlay ayaa waxaan ka wareysanay wariye maxamed shariif oo ka mid ahaa saxafiyiintii ka qeyb galay kulankaasi

Comments are closed.