Dhageyso”Kulankii Xubnaha Aqalka Sare Uga Soconeyey Muqdisho Oo Goordhaw Soo Gaba gaboobay

1

sida ay ku soo waramayaan warfidiyeenada ku sugan xarunta aqalka sare waxaa iminka soo gaba gaboobay kulankii kowaad ee kalfadhigii 3-aad ee ay maanta lahaayeen xubnaha aqalka sare ee soomaaliya

kulankan ayaa looga doodayey heshiiska dekadda berbera ee ay imaaraadka ku kula saxiixdeen DP world,somaliland Iyo Itoobiya

hadaba waxyaabihii kulanka maanta looga hadlay ayaa waxaan ka wareysanay wariye maxamed shariif oo ka mid ahaa saxafiyiintii ka qeyb galay kulankaasi

SHARE

1 COMMENT

  1. Walle qofka munaafiqa ah waxa lagu gartaa inuu isbebedelo cabdi qeydiid shalay wuxu lahaa kuwii gurigeyga weeraray waa ciidamo imaaraad ka amar qaata weyna idiliraween maantana wuu dofaacayaa munaafiqaan shahaado ladirirka ah wuxuu leeyahay hada imaaraadka ciidakeedi waala qalday waxana layiri kuwii zoobe qarxiyey ayaa guriga cabdi qeybdiid kujira sidaasey uweerareen tolow makistiisaa loogeeyey ileen kuwaan dhuuntaa udaran wadeniyad yar xataa kuma jiree

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here