DHAGEYSO:-Musharax u tagan xilka madaxweynaha puntland oo soo dhaweysay go’aanka baarlamaanka Somaliya ee Heshiiska Berbera

0

Safiyo Yaasiin oo u taagan xilka madaxweynimo ee dawladda puntland ahna aqoon yahan si weyn ugu ol-oleysa ilaalinta danaha guud ee qaranka Somaliyeed ayaa waxay soo dhaweysey go’aankii uu  golaha shacabka ee baarlamaanka Somaliya ka gaaray heshiiskii dekedda Berbera, go’aankaas oo shirkadda DP World looga mamnuucay guud ahaanba dalka Somaliya.