DHAGEYSO:-Wasiirka Arimaha Debada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Dacwadii Heshiiska Berbera Ka Gudbiyeen

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Axmed Ciise Cawad Ayaa kaga Hadlay dacwadii Ay ka Gudbiyeen Imaraadka Iyo Shirkada DP World Iyo Qaabka Looga Aqblay.

Waxa Uu sheegay Inay Dowlada Soomaaliya Diyaar u tahay Inay Soomaliland Toos Ugala Hadasho Arintani Cusub ee Muranka Heshiiska Dekada Berbera.