DHAGEYSO:- Madaxweynaha soomaaliya oo digniin u diray shirkaddaha shisheeye

0

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo Maanta furay kalfadhigii Saddexaad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaaliya ayaa waxa uu digniin u diray Shirkadaha doonaya in ay maalgashi ka sameeyeen Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Shirkadaha shisheeye ee doonaya in ay maalgashadaan dalka in dowladda Soomaaliya aysan marnaba ka aqbaleyn in ay ku soo xadgudbaan Madax banaanida iyo qaranimada Soomaaliya.

farmaajo