DHAGEYSO:-Cabdi Faarax Siciid Juxaa oo garoowe lagu soo dhaweeyay iyo ujeedka safarkiisa

0

Wasiirkii Hore ee arrimaha gudaha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey caasimada puntland ee Garoowe safarka juxa ayaa lagu sheegay in uu hordhac u siiyay shaacinta in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha puntland bilawga sanadka 2019

Wasiir juxa ayaa goobta lagu soo dhaweeyay sheegay sababtii xilka looga qaaday iyo in uu sameeyay arin madaxda qaranku ay dhibsadeen taasi oo keentay in uu xilkii ku waayay .

Juxa ayaa la hadal hayay tan iyo markii laga qaaday xilkii wasiirka arimaha gudaha soomaaliya  in uu dhanka puntland ka bilaabi doono siyaasad cusub iyo sidii uu mar u noqon laha madaxweynaha puntland kaasi oo badeli doona shanta sano ee soocota marka la gaadho 2019 cabdi wali maxamed cali gaas