DHAGEYSO:-Axmed cali xaashi”Waxaan canbaareyneynaa xadgudubka ay wadaan kuwa lidka ku ah qaranimada umadda soomaaliyeed”

0

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo hadal kooban ka jeediyay furitaankii barlamanka soomaaliya ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dadka ka soo horjeeda midnimada umadda soomaaliyeed.

Axmed cali xaashi ayaa sheegay in puntland ay tahay hooyada umada soomaaliyed ayna markasta garab taagan yihiin qaranimada soomaaliya

Hoos ka dhageyso codka