Sawirro: Wiilka yar ee Ra’isulwasaaraha Canada iyo booqashadii Hindiya

0

Ra’isulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa todobaadkan ciwaano waaweyn u samaynayay warbaahinta adduunka kadib markii uu booqasho ku tagay dalka Canada, balse waxaa dareenka saxaafadda soo jiitay wiilkiisa 3 jirka ah.

La kulanka Ra’isulwasaaraha Hindiya Narendra Modi ….

Hadrien oo koofiyadda wajigiisa ku daboolaya xili sawir lala galayay Modi
Lahaanshaha sawirkaEPA
Hadrien oo koofiyadda wajigiisa ku daboolaya xili sawir lala galayay Modi

…Kuma ayaanan jecleyn in uu la ciyaaro

Modi oo koofiyad wajiga ka saaraya HandrienLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Modi oo koofiyad wajiga ka saaraya Handrien
Ciyaartii koofiyaddaLahaanshaha sawirkaREUTERS
Ciyaartii koofiyadda

Markasta oo sawir la gali rabo isaga ayay tahay in la toosiyo…

Justin Trudeau oo ku sugan Taj MahalLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Justin Trudeau oo ku sugan Taj Mahal

…balse isaga ficilka uu doono oo dheel ah ayuu sameeyaa

Taj MahalLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Taj Mahal
Masaajidka weyn ee New DelhiLahaanshaha sawirkaREUTERS
Masaajidka weyn ee New Delhi
Hadrien oo salaan saarayaLahaanshaha sawirka GETTY IMAGES
Hadrien oo salaan saaraya

Wiilka ka weyn Hadrien oo lagu magacaabo Xavier ayaa isku dayaya in uu markasta toosiyo…

Xavier Trudeau iyo HadrienLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Xavier Trudeau iyo Hadrien

… Hadrien oo ka qeybgalaya ciyaar Criket ah

HadrienLahaanshaha sawirkaEPA
HadrienLahaanshaha sawirkaEPA
Isaga oo hormaraya kooxda dumarka ee ciyaarta Hockey-gaIsaga oo hormaraya kooxda dumarka ee ciyaarta Hockey-ga
HadrienIsaga oo kabaha loo xirayo