AKHRISO:-Darawalkii gudoomiyaha Degmada Kaxda la dilay

0

War Goordhaw aan helnay  sheegayaa in Gudaha degmada Hodan lagu dilay Darawalkii Gudoomiyaha degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir oo lagu Magacaabi jiray Cabduqaadir Carab.

Dilka Darawalka ayaa waxaa sida ay sheegeen dadka deegaanka ka dambeeyay Askari ka tirsan ilaalada Gudoomiyaha degmada Kaxda xili ay ku suganayeen Xaafad ka mid ah degmada Hodan.

Gudoomiyaha degmada Kaxda ayaa  sheegay in falkaasi uu ku dhacay si kam ah haatana ay ku mashquulsan yihiin sidii meydka loo aasi lahaa.