Dhageyso”Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Maanta Si Rasmi ah xilkiisa ula wareegay

0

Xaflada xil wareejinta oo maanta ka dhacday magaalada muqdiso ayaa waxa ka qeyb galay masuliyiin ka tirsan labada gole ee dowlada iyo saraakiisha ciidamada asluubta soomaaliyeed.

Munaasabada waxaa hadalo kooban ka jeediyey taliyihii hore ee ciidamada asluubta xuseen xasan cismaan iyo taliyaha cusub ee ciidanka asluubta soomaaliyeed sareeye gaas bashiir maxamed jaamac “Bashiir Goobe”.

Hadaba Dhageyso Hadaladii ay halkaasi ka yiraahdeen labada taliye waxana hadalka ku horeynaya taliyihii hore ee ciidanka asluubta xuseen xasan cismaan.