DHAGEYSO:-Shirkado shisheeye oo shidaal baadhis ka wada soomaaliland

0

Wasiirka Macdanta iyo tamarta Somaliland oo Daahfuray hawlgalka sahaminta Shidaalka ee Gobolka Saaxil Waxaana shidaal baadhistan samayn doona shirkado la sheegay in ay horay heshiis ula gashay xukuumadii madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilaanyo