C/qaadir xuseen maxamed Madaxa caafimaadka ee isbitalka madiina ayaa warbaahinta uga waramay tirada rasmiga ee ku geeriyootay qaraxyadii xalay ka dhacay maagalada muqdisho
Madaxa Caafimaadka isbitalka madiina ayaa xaqiijiyey in 29 qof ay ku geeriyoodeen qaraxyadii iyo weerarkii is bar bar socday ee xalay muqdisho ka dhacay