Dhageyso”Axmed Xasan Colaad Oo Muqdisho Lagu Aasay

0

Waxaa maanta magaalada muqdisho lagu aasay wariye axmed xasan colaad oo ka tirsanaa warfidiyeenada la’aanta afka soomaaliga ee VOA

Aaska wariyaha iyo taariikhdiisaba waxaa Allgalgaduud.net uga waramay Wariye Xasan Kaafi Qoyste.