VIDEO:-Maxaa Ka Jira In Wasiiradii hore ee Maaliyadda Somaliland Ay Muqdisho Tagtey?

0

Qaar kamid ah Warbaahinta ka howl gala magaalada Hargeisa iyo Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga wadani ayaa sheegay in Wasiiradii Hore ee Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Axmed ay gaadhay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.