DHAGEYSO:-Shirkii Amniga Ee Kismaayo Oo la soo gaba gabeeyay iyo qodobo ka soo baxay

0

Shir qaatay mudo sadex cisho ah ayaa looga  hadlayay Amniga deegaanada maamulka jubbaland  ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo.

Shirka ayaa looga hadlay xoranta gobolada Jubooyinka oo ay gacanta ku hayaan inta badan Al-shabaab iyo wada shqaynta hay,adaha Amniga iyo shacabka .

Shirkan waxaa ka soo qaybgalay Wasiir saraakiisha ciidamada Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka Somaliyed, saraakiil ka socotay AMISOM iyo madax ka socotay Qaramada Midoobay.

Hoos ka dhageyso  Madaxweyne kuxigeenka jubaland Maxamuud Sayid Aadan  oo qodobada warbaahinta u akhriyay