DHAGEYSO:-Sideed qof oo u dhintay xanuunka jadeecada degmada BaladXaawo

0

Inta laxaqiiqayay sideed qof oo ubadan caruur  ayaa u dhintay xanuunka jadeecada oo ka dillaacay  degmada BaladXaawo e e gobolka Gedo ee Soomaaliya

Dr Maxamed Aadan oo kamid ah dhakhaatiirka isbitaalka BaladXaawo wuxuu Radio Daljir usheegay in ka badam 300 oo kiis ay diiwaan galiyeen Wuxuu sheegay in deeganada u dhaw BaladXaawo ay aad ugu faaftay  Jadeecadu