Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladah Hoose ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa xilkii looga qaaday gudoomiyihii degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha dhexe Cabdullaahi Maxamed Xuseen Geeldoox.
Wareegtada oo ku taariikheysneed 20/2/2018 ayaa lagu sheegay in Xilkii laga qaaday Gudoomiye Geeldoox,iyada oo aan degmada Gudoomiye kale loo Magacaabin.