DHAGEYSO:-Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Jeediyey In La Kala Diro Gudiga Doorashooyinka

0

Xildhibaan Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu soo jeediyey in la kala diro todobada xubnood e kominshanka doorashooyinka .

Xildhibaanka ayaa sheegay in gudigaas lagu aamani karin doorasho baarlamaan iyo gole deegan oo ay dalka ka qabtaan